Dalab Cunto

log

 

 

 

 

 

Ref: 119/08/2015

Date 05/08/2015

Ku: Dhamaan Maqayadaha Dalabka sameeyo

Hay’ada Hormarinta Haweenka Soomaliyeed waxay ka dalbaneysa dhaman cunto sameyasha sida hotellada , Bararka iney so bandhigan cuntadooda iyo qimayashooda .

Waxanu ku egyhay aqbalaada so bandhigitada codsiga cuntooyinka fud fudud , tariikhda Markay tahay 7/08/2015.

Waxana rabna ine na soo gaarto alaabtaas : 9-10/8/2015

Cuntooyinkas wax aka mid eh:

  1. Shaah
  2. Kofeey
  3. Saandwij
  4. Cabitaan