So Babdhigid Dhismo

log

 

 

 

 

Ref: 123/8/2015

Date 05/08/2015

Ku: Dhamaan Qandaraasleyda dhismaha

Hay’ada Hormarinta Haweenka Somaliyeed waxay soo bandhigeysaa dhismo labo Centre oo laga dhisi doono Daynile iyo dharkinley kana kooban labo, Howl iyo musqul midkiibo, Aqbalaada waraaqadaha codsiga waxay ku egtahay tariikhda markay tahay 10/08/2015, mudada dhismaha waxay noqoneesaa labo maalin oo dhameestiran.

Wadashaqeen Wacan

Mahadsanidiin